Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Booqashada Turkiya ee Wasiirka Dekedaha & Gaadiidka Badda

$
0
0
Muqdisho | May 11, 2015  | Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Nuur Faarax Xersi oo beryahan booqasho dhawr maalmood ah ku joogay caasimada dalka Turkiga ee magaalada Ankara, ayaa la kulmay madax sare oo dawladda Turkiya ah, ayagoo isla soo qaaday sii-xoojinta xiriirka wacan ee ka dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles