Maaanta ayaa Wasarada Caafimaadka oo kaashaneyso Wasarada Arimaha Dibadda ee dowlada DF, ayaa ka dhoofisay Gegida Dayaaradaha ee Adan Cade, dad qaba dhaawacyo kala duwan oo wadanka gudahiisa wax looga qaban kari waayay. Dadkaas ayaa tiradooda ahayd 25 qofood, waxana loo qaaday wadanka Qadar oo dowr baniadmi ka qaadatay si dadkaas loo soo daweeyo. Waa […]
↧