Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Dhismaha Villa Hargeysa oo ah xafiisyada ay ku shaqeynayaan Gudoonka Baarlamaanka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayadoo dhanka kalena Gudoomiyaha Baarlamaanka uu xarigga ka jaray Masjid weyn oo dhismihiisa isla xaruntaasi laga hirgeliyey. Munaasabadda lagu furayey xarunta Villa Hargeysa oo [...]
↧