Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Wasiirka Arrimaha Gugaha oo cambaareeyey falkii Al-Shabaab ay ku joojinayeen...

WAR SAXAAFADEED Mogadishu, 10 January 2014 – Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab dhawaaqidii ay ku sheegeen inay...

View Article


Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Sudan oo taageertay dadaalada dowladda...

Juba,January 11,2014- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Sudan oo ay ka qeyb yihiin guddiga ganacsatada Soomaaliyeed ee South Sudan ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Shirarka ee dhismaha Safaaradda ,...

View Article


Clan federalism: Poison injected in the Somali mind

January 12, 2014 The mounting evidence of the disastrous consequences of clan based federalism (secession)- a degenerative disease- did not convince the United Nations Mission for Somalia (UNSOM) and...

View Article

Ilaalinta xaquuqda dadka aan lixaadkooda u dhameystirneyn

Siminaarkan lagu baranayay ilaalinta xaquuqda dadka aan lixaadkooda dhameyn ee naafada ah, oo uu soo qaban qaabiyay Machad lagu tababaro dadka naafada ah ayaa waxaa uu socday muddo bil ah, iyadoo...

View Article

Bahda Isboortiga iyo jaaliyadda Atlanta oo casuntay xildhibaan Maryan Cariif

Waxaa magaaladda Atlanta ee Cariga Mareykanka lagu qabtay Casuumaad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweenaayey Gudoomiyaha Guddiga dib u eegidda Dastuurka Jamhuuriyadda Soomalia Marwo...

View Article


Nin aad taqaan yaa tahay lama yiraah!

DOORASHADII DR.CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS EE PUNTLAND Qofka aan fahmin waxa jira, waxa soo socdana ma fahmo!   HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa Mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina...

View Article

Muwaadiniin Kenyan ah oo Muqdisho lagu afduubay

Saddex Muwaadin oo u dhashay dalka Kenya ayaa Goor-Dhow lagu afduubay Magaalada Muqdisho. 3 Qof ayaa ahaa sida la sheegay Injineero loo keenay Muqdisho in ay sameeyeen Kaalin Shidaal, oo Muqdisho laga...

View Article

Baarlamaanka oo dib u dhigay Mooshin laga keenay Wasiiradii hore

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in dib ay u dhigeen ka Doodista Mooshinka laga keenay Wasiiradii hore in ay kusoo laabtaan Xukuumadda Cusub. Kadib Kulan...

View Article


Security threat looms as Al Shabaab hunts for more recruits in East Africa

STANDARD DIGITAL | By Adow Jubat | Monday, January 13, 2014 | Kenya: Kenya is facing serious security threats, months after suffering its worst assault in the hands of Somali terrorist network at the...

View Article


Wasiirka Gaashaandhigga:-“Heshiiskii dhanka ciidamada ee dowladaha Soomaaliya...

Wasiirka Gaashaandhigga ee Soomaaliya, Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji “Fiqi” oo wareysi gaar ah siiyey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in heshiiskii dhanka ciidammada ee dowalaha Soomaaliya iyo...

View Article

Gaas oo xilkii Puntland lawareegay

Madaxweynaha cusub ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay madaxweynihii hore C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole kaddib markii uu ku guuleystay 8-dii bishaan...

View Article

Political infighting threatens Somalia’s government

NAIROBI (IRIN) – As Somalia’s new prime minister, Abdiweli Sheikh Ahmed, gets ready to announce his new cabinet, analysts warn that the fragile Somali administration could come unstuck if further...

View Article

Baarlamaanka oo Dib u dhigay Mooshinkii // Buuq ka Dhashay xaruunta

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Dib u dhigay Ka doodistii Mooshinkii laga keenay Wasiiradii Xukumadii RW Saacid. Warar Hordhac ah oo ay heshay Keydmedia ayaa sheegaya in 12-Mudane oo ka tirsan...

View Article


Guurguurte: Deni, Magan iyo maato!

Eex iyo nin toocsi, musuqmaasuq iyo booli dhiitin, danayste damiir ka arradan oo xishood, dadnimo, diin iyo daacadnimo laalay ee xigaalkiisu yahay xantoobada sandareerta adduunweynuhu...

View Article

Degmada Heliwaa oo xarun cusub loo dhisay

Munaasabadaan oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Benaadir, fanaaniin, dhalinyaro, haween iyo marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay ayaa lagu qabtay xarunta cusub...

View Article


Soomaaliyey Su’aal?

Madaxweynayaasha Soomaalida soo maray muddoyinkaan dambe khaanadeebaad midwalba gelinlahaydeen oo aad u maleyneysaan in uu taariikhda ku gelidoono? a) Qarandumis, Sharci-ma-dhowre,...

View Article

Exclusive: Khilaafka Labada Gabdhood – Burburka Dowladda Xasan Sheikh?

Inta aanan u galin Burburka Dowladda Xasan Sheikh iyo meesha hada xaalku marayo, waxan rabaa inaan gadaal u laabto oo idin xasuusiyo Qoraaladeenii hore ee aan ku sheegnay Khilaafkii Madaxweyne Xasan...

View Article


Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo xilka lawareegay

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Galabta si Rasmi ah ula wareegay Xafiiska kaddib Booqashadii ay ku kala bixiyeen Ciidamada iyo Hay’adaha Dowladda Puntland. Madaxweynaha Cusub ee Puntland Dr....

View Article

Madaxweynaha Puntland oo Magacabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland u Magacaabay Dr Deeq Suleymaan Yusuf. Ku Saabsan Deeq Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada ayaa ah...

View Article

President welcomes new French Ambassador to Somalia, thanks France for...

15 January 2014 His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new French Ambassador to Somalia. His Excellency Rémi Maréchaux presented his credentials to the President in Villa...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live