Gudigga doorashada madaxtinimo ee maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in xilka Madaxweyne ku-xigeen uu ku guuleysay C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Cameey, kadib markii uu cod aqlibiyad leh ka helay Golaha Wakiilada ee Puntland, iyadoo uu ka guuleystay C/laahi Cali Xirsi “Tima Cadde” oo xilkaasi kula loo lamayay. Gudigga doorashada Puntland ayaa sheegay in C/xakiin C/laahi [...]
↧