Afhayeenka Madaxtooyada ahna Lataliyaha Dhanka Warbaahinta Madaxweynaha Soomaaliya Ing. C/rixmaan Cismaan Cumar Yariisoow ayaa si kulul uga Hadlay Amarka ka soo baxay Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab. Ing. C/rixmaan Cismaan Cumar ayaa sheegay in Amarkii ka soo baxay kooxda Nabaddiidka ah ee Al-shabaab oo ahaa in Dadka ku nool Meelaha ay ka taliyaan aysan Taleefanada ku Isticmaali [...]
↧