BY: MOHAMED DHAALEY Anigoo Xalay Badda meel kusii jeedda oo Xeebta Liido ah fadhiya ayeey Sheeko aan ka yaabay i qabsatay, Tixdan Maanso ayaana durbadiiba ka sameeyay: 1. Badhtanka Habeenka 2. Badweynta agteeda 3. Anoo bog u jiifa 4. Halkaa bajinayaa(1) 5. Dayaxa bidhbidhkiisa 6. Ileyska bidhaansan 7. Ayaan barbarkeyga 8. Bilcaan uga jeeday [...]
↧