Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Magaalada Baargaal oo maantay si wayn looga dabaaldagay Doorashada C/wali Maxamed Cali Gaas

$
0
0
Magaalada Baargaal ayaa maantay si wayn oo aan horay loo arag loogu dabaaldagay kadib markii lagu dhawaaqay in C/wali maxamed Cali gaas ku guulaystay Madaxtinimada Puntland 5ta sano ee soo socota. Dadwayne Gaaraaya boqolaal ayaa isugu soo baxay wadooyinka waawayn ee Degmada Baargaal kuwaas oo u dabaaldagaayay soo dhawaynta madaxwaynaha cusub ee puntland C/wali maxamed [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles