Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Prof Jawaari “Daahfurnaanta Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland waa guul Soomaaliya oo idil usoo hooyatay”

$
0
0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ee la doortay maanta. “Hor iyo horaan anigoo ku hadlaya magaceyga,magaca Gudoonka Baarlamaanka iyo magaca Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Prof C/weli Maxamed Cali Gaas [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles