Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ka dhacay Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland oo maanta ay ka dhacday Doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland. Wararkii ugu danbeeyey ee laga helayo Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Taageerayaal kala taabacsan Faroole iyo C/wali cali Gaas oo maanta la doortay ay ka dhaceen Magaalada Garoowe. Waxaa lagu soo waramayaa in Banaanbaxa ay [...]
↧