Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ka tacsiyeysay geerida ALLAH u naxariistee Xasan...

Muqdisho 3 Febraayo, 2015 Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xasan Ciise...

View Article


Warsaxaafadeed: Hayadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka

Muqdisho | February 4, 2015 –  Kadib wada shaqeyn dhexmartay Hayadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Saaxiibo caalami ah ayaa waxaa 31-Janaayo  saacadu markey aheyd 5:00Pm.  lagu  dilay weerar...

View Article


Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyey madaxda maamulada gobollada

Muqdisho |  February 4, 2015 | Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hoygiisa qado...

View Article

Dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka

Muqdisho | QOL | February 5, 2015 - Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HILLIN HAYAAN  ayaa soo bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka ee ay  ka wadeen degmooyinka...

View Article

Is bedel lagu sameyn rabo maamulka gobolka Banaadir

Muqdisho | QOL | February 5, 2015 - Warar naga soo gaaray xafiisyada Dowlada, gaar ahaan Madaxtooyada “ Villa Somalia”,  ayaa sheegaya in wax la bedeli-doon Maamulka Gobolka Banadir kaas oo in mudda...

View Article


RW. Cumar oo caawa soo dhamaystiray golaha Xukuumadda.

Muqdisho, February 5, 2015 – Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay...

View Article

Xaflad Loo qabtay arday xifdisay Quraanka Kariimka Degmada Baargaal ( Sawirro)

Bargaal | QOL | February 6, 2015 - 42 arday oo isgu jiray gabdho iyo wiilal oo kamid ah da’yarta Dugsiga Daar Aw-Cumar ee Xifdinta Quraanka Kariimka iyo waxbarashada asaasiga ah ayaa maantay xaflad...

View Article

Special Ops Staying Put in the Horn – For Now

By  Seán D. Naylor | February 5, 2015 | The United States’ top special operations officer raised eyebrows Jan. 27 when he suggested that America might replace its special operations forces in the Horn...

View Article


War Murtiyeedka Shirka DFS iyo Maamulada dalka

Warmurtiyeed - Kulamadii Wadatashi ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland, Jubbaland iyo Koofur-Galbeed Muqdisho |...

View Article


Xaflad lagu daahfurayay Xalaqaat Cilmi ah oo lagu qabtay Gaalkacyo

Gaalkacyo – February 06, 2015 |  Xafldaani oo ahayd mid si aada loosoo agaasimay ayaa waxaa ay furitaan u ahayd Xalaqaat lagu baranayo Cilmiga Shareecada oo ay soo Qaban qaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj...

View Article

Wakiil Wareedka Idaacada Kulmiye oo Galkacyo lagu dhaawacay iyo NUSOJ oo ku...

Muqdisho, February 07, 2015 | Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ waxaa uu goor dhoweyd ogaaday in lagu dhaawacay Koonfurta magaalada Galkacyo ee maamulka Galmudug ay arrimayaan in lagu...

View Article

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 07 February 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...

View Article

Gudoomiye Jawaari oo lakulmay madaxda maamul goboledyada

Muqdisho | QOL | February 7, 2015 - Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si wadajir ah xalay kulan ula qaatay Madaxweynayaasha...

View Article


RW. Cumar: “Go’aanka Bangiyada Maraykanku waxay horseedi karaan dhibaato kale...

Muqdisho, February 8, 2015 - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ugu baaqay bangiyada dalka Mareykanka in ay ka laabtaan go’aanka ay ku xirayaan xisaabaadka...

View Article

Ivory Coast win 2015 African Cup of Nations

African Cup of Nations Final, Estadio de Bata – Ghana 0 Ivory Coast 0 (Ivory Coast with 9-8 on penalties)  Chancel Mbemba, who converted a penalty in Democratic Republic of Congo’s win over Equatorial...

View Article


Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo goor dhaw la dilay.

Waxa goor dhow na soo gaaray in toogasho lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka soomaaliya oo lagu magacaabo C/llahi Qayad Bare. Marxumkaan ayaa la toogtay mar uu gurigiisa ka soo baxay ee ku...

View Article

RW. Cumar oo cambaareeyey dilkii saaka loo gaystay xildhibaan Cabdullahi...

Muqdisho | February 9, 2015 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii naxariis darada ahaa ee saaka loo gaystay...

View Article


Golaha wasiirada cusub oo la ansixiyay

Muqdisho | QOL | February 9, 2015 - Waxaa manta la ansixiyay golihii wasiirada ee xukuumada  dhawaan uu soo magacaabay R/wasaare Cumar Cabdirashiid. Waxaa madasha Barlamaanka  soo xaaditay  ilaa 213...

View Article

Madaxweynaha oo tegey Dhuusamareeb

Muqdisho | QOL | 10 Febraayo  2015 -  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cumar oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha...

Muqdisho, Februari 10, 2015 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live