Muqdisho | February 4, 2015 – Kadib wada shaqeyn dhexmartay Hayadda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Saaxiibo caalami ah ayaa waxaa 31-Janaayo saacadu markey aheyd 5:00Pm. lagu dilay weerar xaga cirka ah Horjooge sare oo ka tirsanaa Kooxda Shabaab. Cabdi Nuur Mahdi, oo kooxda Shabaab u taqaanay (Yuusuf dheeg),oo sidoo kale isticmaala magacyo kale, […]
↧