Dowladda Soomaaliya oo dhiirigelisay Maktablayda Soomaaliyeed oo Ka Qayb...
QAAHIRA 30 Janaayo 2015: Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhiirigeliyey Maktablayda Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay kas oo muuqatay bandhiga buugaag...
View ArticleIsu Tagga UrurWeynaha Shaqaaalaha Soomaaliyeed (ITUSS) oo ugu baaqay...
War saxaafadeed ITUSS/SCTU Isu Tagga UrurWeynaha Shaqaaalaha Soomaaliyeed (ITUSS) oo ugu baaqay baarlamanka in ay ansixiyaan golaha wasiirada cusub oo uu dhawaan Raisul wasaaraha soo magacaabay. Isu...
View ArticleMadaxweynaha oo ka qeybgaley Shir Madaxeedka Midowga Afrika
30 January, 2015, Addis Ababa: Shir madaxeedka waddamada Midowga Afrika ayaa maaanta waxaa uu si rasmi ah uga furmey caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Ababa. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka...
View ArticleFAALLO | Xildhibaan / Wasiir Xujo Cusub Miyaa ?
Toronto | QOL | January 3o, 2015 | Waxaa beryahaan dhegaha dadka Soomaaliyeed ku batay Kudlooyinka oo ku heshiiyay arin, ama kudlooyinka oo wada jira ayaa go’aan ka soo saari doona moowqifkooda ku...
View ArticleBarlamaanka Somalia oo weli buuq ka socda
Maanta oo Sabti ah, Taarikqdana 31-ka January, ayaa la furay Barlamaanka soomaalia si loga doodo Xukuumadi R/Wasaaew Cumar Cabdirashid uu soo dhisay.Halki ay ahayd in maanta laga doodo ansixinta Golaha...
View ArticleWaxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 31 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
View ArticleRW. Cumar oo codsaday 10 maalmood dhamaystirka xukuumadiisa
Muqdisho, 31 January, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen...
View ArticleTacsi QARAN iyo tacab qasaaray!
Muqdisho | QOL | January 31, 2015 - Dadku waa saddax; indheer garad, indhaw garad iyo in ma garato! Kan hore, bulsho iyo beled walba waa ku yaryihiin, isaga oo haddana, ku badan kara, hadba...
View ArticleMadaxweynaha oo dhambaal tacsi ah direy
1 February, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xuseen...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Dr.Xuseen Sheekh...
Muqdisho, February 1, 2015 - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay gaaridii naxdinta lahayd ee ku timid allah ha u naxariistee marxuum Dr. Xuseen...
View ArticleWasaarada Warfaafinta oo ka tacsiyeysey geeridii Kadare
Mogadishu, 01 February 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo saakay ku geeriyooday Muqdisho....
View Article‘Foreign business owners are not the enemy’– DA
Anger at foreign nationals is misplaced and should be aimed at the ANC-led government and its failure to create jobs, says the DA’s Mmusi Maimane. February 2, 2015 | Lisa Steyn Mail & Guardian |...
View ArticleSomali protestors demand teacher resign over Mohammed cartoons
The Seattle Globalist | by Alex Stonehill and Alex Garland February 1, 2015 | A group of Somali Americans gathered outside the Refugee Women’s Alliance (ReWA) on Martin Luther King, Jr. Way to demand...
View ArticleFBI’s Seattle Somali community outreach programs targeted for spying, reports...
An FBI community outreach program in Seattle received orders to gather intelligence on the Somali community, according to reports released this week by the Brennan Center for Justice at New York...
View ArticleAxmed Madoobe oo ku amray Maleeshiyadiisa inay “toogtaan” Cidii ay ka shakiyaan
Kismaayo | QOL | February 2, 2015 - Hogaamiyaha Maleeshiyo Beeleedka Raas Kambooni Axmed Madoobe, ayaa Maanta u sheegay Shacabka in Cid kastaa oo ay uga shakiyaan Falal ka dhan ah Amaanka ay toogan...
View ArticleSIDEY NOQON ALLAH OG.
Muqdisho | QOL | February 2, 2015 - Beryahaan dambe waxad mooda in siyaasada Wadanka ay dib u soo xumaanaayo, isla markaana nabad gelyada ay faraha ka baxday. Jidadka waweeyn oo marki la doono la...
View ArticleSiihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxiixay heshiis dib loogu...
Mogadishu, February 02, 2015 - Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kula saxiixday heshiis...
View ArticleSidaan kuugu lisay iigumaad hanbeyn!
Taariikhda Waxbarashada Soomaaliya Toronto | QOL | February 02, 2015 - Ummada Soomaaliyeed oo badankeedu ahaa reer miyi iyo beeraleey ayaa waxbarashadu aheyd mid aad ugu liidata dhaqanka markaa jiray,...
View ArticleAFAR WASIIR OO XILKI LAGALA NOQDAY
Muqdisho | QOL | February 3, 2015 - Warar an la hubin, balse xaqiiqada u dhaw ayaa sheegayaa in R/wasaare Cumar Cabdirashiid, uu xilalki ka qaaday afar wasiir oo ka mid aha Golahi Xukuumadi ugu...
View ArticleMadaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Serbia
3 February, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha dalka Serbia u...
View Article