Muqdisho | QOL | February 9, 2015 - Waxaa manta la ansixiyay golihii wasiirada ee xukuumada dhawaan uu soo magacaabay R/wasaare Cumar Cabdirashiid. Waxaa madasha Barlamaanka soo xaaditay ilaa 213 xildhibaan kuwaas oo 190 ka mid ah codka kalsoonida ay siyeen xukuumada cusb ee uu soo magacaabay RW Cumar halka 22 ay u diideen codkoodi, cid […]
↧