Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka

$
0
0
Muqdisho | QOL | February 5, 2015 - Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HILLIN HAYAAN  ayaa soo bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka ee ay  ka wadeen degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan Dugsiyada  waxbarashada ee magaalada Muqdisho. Naadiga qoraalka iyo akhiska ee HILLIN-HAYAAN ku soo bandhigay  labada buug ee WAAD GUULAYSAN KARTAA […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles