Muqdisho | QOL | February 5, 2015 - Warar naga soo gaaray xafiisyada Dowlada, gaar ahaan Madaxtooyada “ Villa Somalia”, ayaa sheegaya in wax la bedeli-doon Maamulka Gobolka Banadir kaas oo in mudda ahba la war haayay. Meelaha ay isugu yimadiin, siyaasiyiinta iyo wax garadka Reer Muqdisho, ayaa waxa looga hadla warar xog ogaal ku […]
↧