Muqdisho 3 Febraayo, 2015 Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xasan Ciise Cali (Xasan Kuuriya) oo ku geeriyooday dalka Hindiya oo uu muddooyinkii u dambeeyay uu ku xanuunsanayay. Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ), Md, […]
↧