Muqdisho | QOL | 10 Febraayo 2015 - Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb, xarunta gobolka Galguduud. Madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiirrada arrimaha gudaha iyo qorsheynta Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Yuusf Caynte, mas’uuliyiin, xildhibaano iyo siyaasiyiin kale ayaa socdaalkiisa waxaa uu […]
↧