Gaalkacyo – February 06, 2015 | Xafldaani oo ahayd mid si aada loosoo agaasimay ayaa waxaa ay furitaan u ahayd Xalaqaat lagu baranayo Cilmiga Shareecada oo ay soo Qaban qaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj (Mudug) , waxaana Xalaqaatkaani ay ka dhasheen kadib Nadwo Culimada Soomaaliyeed ay ku qabteen Laascaanood. Xaflada ayaa waxaa lagu qabtay Qaybta Sare ee […]
↧