Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

AU Special Representative presides over the handover ceremony of AMISOM...

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu-December 16th, 2013; Lieutenant General Silas Ntigurirwa from Burundi National Defense Forces (BNDF) has today taken command of the military component of...

View Article


Tartankii sanadlaha ahaa ee isboortiga Atlanta oo la soo gabagabeeyey‏

Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka ee magaaladda Atlanta ayaa qabanqabadda Isboortiga ee magaaladdani waxa uu soo bilaabay sanadku markuu ahaa 1999,isagoo soo qabanqaabiyey Tartamo Kubadda cagta ah iyo...

View Article


Baarlamaanka oo mudo kooban dib ugu dhigay mudada la horkeenayo...

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mudo kooban dib u dhigay mudada uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh isulwasaaraha cusub ee dalka ee uu dhowaan magacaabay...

View Article

Madaxweynaha oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Denmark

Muqdisho, 17 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Denmark, H.E. Geert...

View Article

INVITING LOCAL, REGIONAL AND INTERNATIONAL MEDIA TO THE HANDOVER CEREMONY...

MEDIA ADVISORY The African Union (AU) invites members of the local, regional and international media to the handover ceremony it is organizing on 19 December 2013 from 9am to 1pm at M’Poko camp between...

View Article


Kooxo Hubeysan Oo Dhaqaatiir Soomaali Iyo Ajaanib Isugu Jirta Ku Dilay...

Kooxo hubeysan ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho waxa ay  ku dilay dhaqaatiir isugu jirta Soomaaliya iyo Syrian oo ka howlgalayay mid ka mid ah isbitaalka Fiqi ee magaalada Muqdisho. Warar horu...

View Article

Shirka Baarlamaannada Carabta Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Dalka Cumaan

Shir ay isugu yimaadeen xubno ka kala socday baarlamaanada dalalka carabta ayaa lagu soo geba gebeyeey magaalada Muscat ee xaruunta dalka Cumaan, kaasi oo Soomaaliya  ay uga qeyb galeen wefdi ka socda...

View Article

Gunmen in Somalia kill three Syrian doctors, three Somalis: AFP

AFP | Wednesday, December 18, 2013 | Fighters in Somalia shot dead three Syrian doctors and their three Somali colleagues Wednesday as they travelled to a hospital outside the capital Mogadishu, an AFP...

View Article


Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho

Fah-Faahin dheeri ayaa kasoo baxaysa Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Ugu yaraan 2 Ruux ayaa ku dhimatay 4 kale dhaawac ayaa soo gaaray Qarax ka...

View Article


Dowladda Turkuiga oo Matooro ugu deeqday jaamacadaha kuyaala dalka

Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mr Cemalettin Kani Torun ayaa maanta ku wareejiyay guddoomiyaha fulinta ee SomaliREN oo ay ku mideysan yihiin in ka badan 10 jaamacadood oo ku yaalla...

View Article

Warbixin: Wararkii ugu dambeeyay Ee Xaaladda Deegaanka Lambar 50

Xaaladda Deegaanka Lambar-50, ayaa wali ah mid cakiran, iyadoo Ciidamo Beeleedkii Maalmahan ku dagaalamay halkaasi ay isku horfadhiyaan Duleedka Deegaanka. Dagaal ayaa Habeenkii Xalay ahaa dib uga...

View Article

Holland: Mutamarkii 1aad ee Xiligga Qaboobaha

Holland:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii 1aad ee Xiligga Qaboobaha mutamarkan ayaa noqon doono mid ka duuban...

View Article

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyey geerida Xildhibaan Xasan...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Xasan Muxumad Cali (Sokorliin) oo ka mid ahaa XIldhibaannada Golaha Shacabka oo isagu goor...

View Article


Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Sokorlin

INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHU RAAJICUUN Muqdisho, 18 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii caawa ku timid Xildhibaan...

View Article

Kuwii ka danbeeyey dilka takhaatiirta waa in sharciga la hor keenaa.

Muqdisho, 18 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii waxashnimada lahaa ee loo geystey takhaatiirtii Siiriyaanka...

View Article


AU Special Representative condemns attack on international aid workers

PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu- December 19th, 2013; The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamet Saleh Annadif...

View Article

Ra’iisul Wasaare Saacid oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Sokorlin

Muqdisho, 19 December 2013 – - – - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Xildhibaan Xasan Muxumed Cali...

View Article


Ra’iisul Wasaare Saacid oo Canbaareyey weerarkii lagu dilay Dhakaatiirta

Muqdisho, 19 December 2013 – - – - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Sirdoon ayaa canbaareeyey weerarkii maalintii shalay lagu dilay 3 dhakhaatiir Suuriyaan ah...

View Article

R.W. Cusub ee la Magacaabay Dr. Cabdiweli ayaa cambaareeyey dilkii...

Muqdisho 19, Dec, 2013 | Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaan la magacaabay Dr. Cabdiweli Sh. Axmed Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii axmqanimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu...

View Article

Mother who survived two Somali refugee camps is killed in crash

Salim Nuh No drugs, alcohol or cell phones are suspected to be a factor in the crash Victim Salim Nuh was a women’s empowerment activist in Maine’s Somali community Firefighter Robert Robitaille has...

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live