Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mr Cemalettin Kani Torun ayaa maanta ku wareejiyay guddoomiyaha fulinta ee SomaliREN oo ay ku mideysan yihiin in ka badan 10 jaamacadood oo ku yaalla dalka, toddobo (7) matoor oo dab-dhaliye ah, kuwaas oo loogu talo galay jaamacadaha ku mideysan dalladdaasi. Guddomiyaha fulinta ee SomaliREN Daahir Xasan Cabdi ”Carab” [...]
↧