Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Sokorlin

$
0
0
INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHU RAAJICUUN Muqdisho, 18 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii caawa ku timid Xildhibaan Xasan Muxumed Cali (Sokorlin) oo magaalada Muqdisho xanuun awgiis ugu geeriyooday. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tacsi u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka, ku xigeenadiisa, xildhibaanada sharafta leh iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460