Muqdisho 19, Dec, 2013 | Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaan la magacaabay Dr. Cabdiweli Sh. Axmed Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii axmqanimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu jirtay Soomaali iyo Suuriyaan, kuwaas oo ka howl gali jiray xarun caafimaad oo ku taal duleedka magaalada Muqdisho. Dr. Cabdiweli ayaa ku tilmaamay dilkaas mid [...]
↧