Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Warbixin: Wararkii ugu dambeeyay Ee Xaaladda Deegaanka Lambar 50

$
0
0
Xaaladda Deegaanka Lambar-50, ayaa wali ah mid cakiran, iyadoo Ciidamo Beeleedkii Maalmahan ku dagaalamay halkaasi ay isku horfadhiyaan Duleedka Deegaanka. Dagaal ayaa Habeenkii Xalay ahaa dib uga qarxay Lambar-50, waxaana la isku adeegsaday Hubka culus iyo kan Fudud, sida ay inoo sheegeen qaar ka mid ah dadka Deegaanka. Wararka ayaa waxay sheegayaan in mid ka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles