Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Denmark

$
0
0
Muqdisho, 17 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Denmark, H.E. Geert Aagaard Andersen. Munaasabaddan oo ka dhacday xafiiska Madaxweynaha ee Villa Somalia ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Marwo Fowzia Yusuf Haji [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles