Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mudo kooban dib u dhigay mudada uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh isulwasaaraha cusub ee dalka ee uu dhowaan magacaabay Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed. Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo gelinkii dambe ee maanta la hadlay saxaafadda ayaa yiri “waxaan doonayaa inaan halkaan [...]
↧