Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka ee magaaladda Atlanta ayaa qabanqabadda Isboortiga ee magaaladdani waxa uu soo bilaabay sanadku markuu ahaa 1999,isagoo soo qabanqaabiyey Tartamo Kubadda cagta ah iyo Kubadda Koleyga oo ay ka soo qeyb galayeen Halyeeyo Isboortga Soomaaliyeed Magac iyo Maamusba ku leh,iyadoo shucladii Isboorti ee la soo shiday mudda dheer ka hor ay weli [...]
↧