Kooxo hubeysan ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho waxa ay ku dilay dhaqaatiir isugu jirta Soomaaliya iyo Syrian oo ka howlgalayay mid ka mid ah isbitaalka Fiqi ee magaalada Muqdisho. Warar horu dhac ah oo uu helay Radio Mudisho ayaa tilmaamaya in sadax ka mid ah dhaqaatiirta la dilay ay u dhasheen dalka Syria, halka dhaqtarka [...]
↧