Moqdisho, 14, May, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha guud ee Ciidamadda Talyaaniga u qaabilsan hawlgalada dibedda oo Soomaaliya kamid tahay general Batarooni. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Taliyaha oo uu goob-joog ka ahaa Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ammaanka [...]
↧