Hargeysa – Shirweynihii Xisbiga Kulmiye ayaa Lagu ansixiyay Tiro ka badan tiraddii hore ee Golaha Dhaxe ee Xisbiga Kulmiye, iyadoo tan iyo maalintaa lagu dhawaaqay tiradda Golaha Dhaxe ee Xisbiga Kulmiye iyo soo xulashoodda, aya Khilaaf adag ka abuurtay taageerayaasha Xisbiga Kulmiye iyadoo siyaasiyiintu iyo Madaxda Xisbiga Kulmiye doorbidayaan soo xulshadda Golaha Cusub ee Xisbiga [...]
↧