Ilaa iyo maalintii la ansaxisey Dastuurkii Federaaliga kudhisan ee Soomaalia, waxaa Qurbaha iyo dalkaba ka bilowday dadaal ku salaysan isu soo dhawaynta gobolada midoobi kara oo ku salaysnaa sida ay goboladu deegaan ahaan isu xigaan. Shirarka noocaas oo kale ah oo caado unoqotay in ay ka wada qaybqaataan dhamaan dadka deegaanada wada dega, ha ahaadeen [...]
↧