Maamulka cisbitalka Baydhabo ayaa sheegay inay soo wanagsananeyso xaaladda caafimaad ee bukaanada kuharay Cusbitalka, iyadoo dhinaca kalena si aad ah loo adkeeyay amniga magaalada Baydhabo kaddib qaraxii shalay ka dhacay halkaasi. Sargaal u hadlay cisbaalka Baydhabo ayaa tilmaamay in qaar badan oo ka mid ah dadkii la soo gaarsiiyay Cisbitaalka ay xaaladdooda tahay mid aad [...]
↧