Mogadishu, 14, May, 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Qaranka Soomaaliyeed Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa marka hore Duubaabka Soomaaliyeed uga warbixyey sababaha uu ugu yeeray islamar-kaana u sheegay in ujeedada kulanka tahay wada-tashi, talo-bixin iyo hiigsiga mustaqbalka dalka. [...]
↧