Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid Xuseen Maxamed Cadaawe ayaa maanta kormeeray dugsiga aqoonta Rajo oo ku yaala xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid. Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Cismaan Cadaawe ayaa markii uu gaaray xarunta iskuulka agoonta ee Rajo waxa halkaasi kusoo dhaweeyay maamulka macalimiinta iyo qaar ka mid ah waalidiinta ardayda. Sidoo kale gudoomiyaha ayaa intii uu ku [...]
↧