Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Buri’ Hamza iyo Fuad Alzorqah oo ka wadahadlay ka howgelinta Soomaaliya diyaaradda Felix Airways.

$
0
0
Mogadishu, May 13, 2014 – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga  H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjire  Fuad Mohamed Alzorqah oo ah Siihayaha Safaaradda Yemen ee Soomaaliya , waxaana kulanka dhexmaray ay uga hadleen Xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhaxeeya labada dal,dib u soo nooleynta guddiga wadaagga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460