Madaxweyne Xasan “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha …’
Madaxweyne Xasan “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab.” Muqdisho, 12 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta...
View ArticleDr. Abdirahman Beileh oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha …
Dr. Abdirahman Beileh oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraad-ka u qaabilsan Soomaaliya Amb. Mohamed Ahmed Alhammadi. Mogadishu, April 12, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...
View ArticleRW C\weli oo soo gaaray Kismaayo
Warsaxaafadeed April 12, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta...
View ArticleIs Operation Usalama Watch a Somali Gulag?
Standard Digital | By BILLOW KERROW | Last week, President Uhuru Kenyatta was in Kigali where he apologised to Rwanda for Kenya’s silence and failure to intervene and stop the 1994 genocide. The...
View ArticleSomali President thanks United Arab Emirates for cooperation on security and...
Mogadishu, 13 April 2014 – His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new United Arab Emirates (UAE) Ambassador to Somalia. His Excellency Mohamed Al-Othman presented his...
View ArticleMadaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE
Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE ayaa ka mahadceliyey dadaalka UAE ee arrimaha Amniga iyo dib u dhiska Dalka. Muqdisho, 13 April 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda...
View ArticleRW oo maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee magaalada...
Warsaxaafadeed Muqdisho, April 13.2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee magaalada...
View ArticleWafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalda Rome ee...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga...
View ArticleGudoomiyaha Shibis “ Hadii Qof Aqoon leh Degmo loo dhiibo taasi ceeb maaha!”
Gudoomiyaha cusub ee Degmada Shibis Mudane Cabdifataax Nuur Cali ayaa ka jawaabay waxa uu ku tilmaamay Warar ku tiri ku teen ah oo laga faafinayay Gudoomiyayaasha cusub ee Degmooyinka Muqdisho, kuwaas...
View ArticleHay’adda Care oo Siminaar 3 Cisho soconaayay u qabatay Gudiga waxbarashada...
Siminaar socday sadex maalmood oo lagu baranayay samaynta qorshayaasha horumarinta dugsiyada sare,iyo doorka gudiyadda waxbarashada ee ku aadan maamuladda dugsiyada oo loo qabtay Gudiga waxbarashada...
View ArticleDr. Beileh oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee dowladda...
Mogadishu, April 14, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka gudoomay koobi ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Joseph Nkurunziza...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Burundi waa wallaalo noo huray dhiigooda si Somalia nabad u...
Muqdisho, 14 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay H.E. Joseph Nkurunziza,Safiirka cusub ee Burundi...
View ArticleSomali President “The people of Burundi are our true brothers who have given...
His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today welcomed the new Burundian Ambassador to Somalia and said, “The people of Burundi are our true brothers who have given their blood to bring peace...
View ArticleTurkish police to work with Kenyan counterparts to stabilise Somalia
STANDARD DIGITAL | Monday, April 14, 2014 | Kenya: More than 100 illegal immigrants from Somalia and other countries were arrested in parts of Mombasa on Saturday night as the anti-terror operation...
View ArticleFaah Faahin: Werarkii Xalay lagu qaaday R/W C/wali Sh.
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ay waxaay sheegayaan in Habenkii xalay Weerar lagu qaaday Hoyga u R/W C/wali iyo Wafdiguu hogaaminayey ay ka deganaayeen Magaalada Kismaayo. Weraarkaas waxuu...
View ArticleEastleigh a “Ghost Town”
NAIROBI NEWS | Monday, April 14, 2014 | The city’s most dangerous estate is now a ghost town. Thousands of residents have fled Eastleigh following the crackdown on terrorists and illegal immigrants....
View ArticlePresident Hassan on the 1st Anniversary of the Attack on the Banadir Regional...
President Hassan on the 1st Anniversary of the Attack on the Banadir Regional Court Complex: “12 months on, the fact that these courts and legal offices are working again is a testament to those who...
View ArticleThe Somali Prime Minister visits important sites in Kismayo
The Prime Minister of the Somali Federal Government His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed arrived in Kismayo, the capital of the Interim Jubba Administration, on Saturday, April 11th 2014. The Prime...
View ArticleMadaxweyne Xasan “UK waxaan uga mahadcelineynaa ahmiyadda ay siinayaan Somalia”
Mogadishu, 15 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Afrika ee Dowladda UK oo maanta booqasho ku yimid...
View Article