Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

RW oo maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee magaalada Kismaayo

$
0
0
Warsaxaafadeed Muqdisho, April 13.2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee magaalada Kismaayo, sida dhisme loo diyaarinayo baarlamaanka iyo Wasiirada maamulka Jubba, Dekedda, Isbitaalka guud, Iskool H/dhexe ee Ganaane iyo dhismaha Wasaaradda Arrimaha gudaha, isaga oo dhanka kale xariga ka jaray Banki [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles