Siminaar socday sadex maalmood oo lagu baranayay samaynta qorshayaasha horumarinta dugsiyada sare,iyo doorka gudiyadda waxbarashada ee ku aadan maamuladda dugsiyada oo loo qabtay Gudiga waxbarashada Dugsiga Sare Ee Baargaal ayaa manta lagu soo gabagabeeyay magaalada Baargaal. Siminaarkaas oo ay iska kaashadeen qaban qaabadiisa hay’adda Care international iyo wasaaradda waxbarashadda Puntland , qaybna ka ahaa ma [...]
↧
Hay’adda Care oo Siminaar 3 Cisho soconaayay u qabatay Gudiga waxbarashada Dugsiga Sare ee Baargaal
↧