Madaxweyne Xasan “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab.” Muqdisho, 12 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta ka qeybgalayey munaasabada Xuska 54 guurada ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa yiri “XDS wey ku ammaananyihiin guulaha dalka looga sifeynayo Al-Shabaab.” Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah ka [...]
↧