Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga ayadoo wafdiga Gudoomiyahana ay kusoo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha FIUMICINO Airport ee magaalada Rome kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Talyaaniga, Safiirka Soomaaliya ee dalkan iyo Jaalliyadda Soomaaliyeed. Booqashada Gudoomiyaha Baarlamaanka [...]
↧
Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalda Rome ee Dalka Talyaaniga “SAWIRRO”
↧