Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

RW C\weli oo soo gaaray Kismaayo

$
0
0
Warsaxaafadeed April 12, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waxaana garoonka ku soo dhoweeyey dadweyne aad u badan, hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) kuxigeenkiisa iyo saraakiil sare sare. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles