Muqdisho, 14 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay H.E. Joseph Nkurunziza,Safiirka cusub ee Burundi isla markaana yiri “Burundi waa wallaalo noo huray dhiigooda si Somalia nabad u noqoto.” H.E. Joseph Nkurunziza, Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga [...]
↧