Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE

$
0
0
Madaxweynaha Somalia oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka UAE ayaa ka mahadceliyey dadaalka UAE ee arrimaha Amniga iyo dib u dhiska Dalka. Muqdisho, 13 April 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee UAE, H.E. Mohamed Al-Othman. Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles