Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ay waxaay sheegayaan in Habenkii xalay Weerar lagu qaaday Hoyga u R/W C/wali iyo Wafdiguu hogaaminayey ay ka deganaayeen Magaalada Kismaayo. Weraarkaas waxuu socday mudo 50tan daqiiqo ah, sida la sheegayna waxuu dhex maray dagaalkaas si fiican loma fasirin. Goobta waxaa ku sugnaa Ciidamadda Amisom oo lahaa Difaaca Kowaad, waxaa [...]
↧