2014 | Xaflad Xil wareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay xarunta KMG ah ee maamulka Gobolka Banaadir. Waxaana ka soo qeyb galay xubnaha labada gole oo uu hogaaminaayay wasiirka Arrimaha Gudaha, La taliyaha madaxweynaha ahna Afhayeenka madaxtooyda JF Soomaliya, Odayaasha dhaqanka, [...]
↧