Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Geyllan kii Reer Turbac Calool

A. M. Yusuf (Wayeel) | SOOMAALIYA WAAYO ABIDKEED BA lama gumeysan. Dalka keliya weeyaan, oo ay ku noolaayeen reerguuraa ga ugu wada gobsan qaaradda Afrika oo idil; waa se haddii ereyga gobannimo, uu ka dhigan yahay: in loo madaxbannaanaado doorashoda ku saabsan tayooyinka nololeed, dhaqameed, diineed iyo waxii la halmaalo, kuwaas oo, sideeda, dhab ahaan, dadyowga ifka ku nool [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles