Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka C/laahi Goodax Bare oo la hadlay Idaacada BBC, Laanteeda Af-Soomaaliga ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan laheyn Xabsiyo ay ku Xirto Maleeshiyada Al-shabaab. C/laahi Goodax ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya, aysan Xiligaan Xabsiyo lagu Aaminkaro Maleeshiyaadka laga soo qabto Al-shabaab aysan heyn, taas oo uu u sababeeyey in [...]
↧