Maanta ayay ku aadan tahay waqtigii loogu talo galay mamulka KMG ah ee Jubba inuu gacanta dowladda soo galiyo mamulka Dekadda iyo garoonka diyaaradaha magaladda Kismaayo,kaasoo dhagaya heshiiskii ay DFS & Jubba ku gaareen magaladda Addis ababa ayna garwadeen ka ahayd Itoobiya. Si arritaasi xal loogu helo madaxwaynaha mamulka Jubba iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa [...]
↧