Warsaxaafadeed Abu Dhabi, March 3.2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa galabta la kulmay madaxda ugu sareysa ganacsatada Soomaaliyeed ee Imaaraadka Carabta. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale kala qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Wasiirka [...]
↧