Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

IGAD oo sheegtay inay sii xoojineyso taageerada dawladda Soomaaliya.

$
0
0
Warsaxaafadeed   Muqdisho, February 24, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afey. Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha dhambaal tacsi ah oo uu ka siday urur goboleedka IGAD, kaas oo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles